Guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo la magacaabay

Xildhibaan yuusuf Shiikh Xasan Macalin Jeelle ayaa noqday Guddoomiyaha doorashada Guddoonka labaad ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Sagaal Xildhibaan ayuu Magacaabay Gudoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqad.
Xildhibaanada baarlaanka Hirshabeele ayaa maanta la dhaariyay.
Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa lagu waddaa in ay dhacdo shanta bisha soo socoto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here