Guddiga doorashada Soomaaliland oo sheegay xiliga ay qabanayaan doorashada Wakiilada maamulkaas

Kulan ay Magaalada Hargaysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Soomaaliland iyo asxaasbta siyaasadeed ee Soomaaliland ayaa waxaa lagu sheegay in muddo Sagaal bilood kaddib ah ay qabanayaan doorashada Golaha wakiilada iyo deegaanka ee Soomaaliland oo muddo 15 sano ah aan la qaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here