Guddiga JSC oo soo xulay 30 garsoorayaal si ay ooga qayb noqdaan maxkamadaha shaqaalaha iyo deeganka

Guddiga adeega garsoorka ayaa soo jeediyay in loo magcaabo 30- garsoorayaal inay ka howl galaan maxakamda deeganka iyo dhulka iyo maxkamada shaqalaaha .
Guddiga ayaa soo xayasiiyay fursadahaas bishii Febraayo 22-dii waxaana maxakamada deeganka soo codsaday 229- qof halka maxkamada shaqaalaha ya soo codsadeen 160 qof.
101shakhsi ayaa la soo xulay inay ka soo qyab galaan wareysi ama qaybta u dambaysay ee shaqaleysiinta. Wareysiyada ayaa waxa la qaaday intii u dhaxeysay July 9-di ila August 8-da sanadkan.
Maxkamada deeganka waxay la mid tahay maxkada sare waxaana haatan ka howl gala 33- garsoorayaal oo fadhigoodu yahay ila 26 Ismaamul.
Maxkaamda shaqaalaha ayaa sido kale waxay la mid tahay maxkaamda sare.
Garsoorayaasha loo gudbiyay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu magacaabo waxa ka mid ah. Maxakamada deeganka waxaa la soo xulay garsooyaasha kala ah Mboya Oguttu Joseph, Naikuni Lucas Leperes, Mwanyale Michael Ngolo, Makori Evans Kiago ,Addraya Eda Dena.
Garsoorayasha loo magcaabay maxakamada shaqaalaha waxa ka mid ah ,Gakeri Jacob Kariuki ,Baari Christine Noontatua, Keli Jemimah Wanza ,Mwaure Anna Ngibuini, Matanga Bernard Odongo Manani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here