DHAGEYSO:Guddiga NCIC oo maxkamadda geynaya 37 eedeysanayaal ah

Guddiga qaran ee mideynta iyo isdhexgalka shacabka ee NCIC ayaa sheegay inuu dacwad ku soo oogi doono 37 eedeysanayaal ah oo loo haysto inay jeediyeen hadalo lagu tilmaamay kicin dadweyne.
Mas’uuliyiinta NCIC ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii looga hor tagi lahaa rabshado ka dhex dhaco bulshooyinka ka hor doorashada sannadka 2022-ka.
Mr. Philip Okundi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee guddigan ayaa xusay in tallaabo adag laga qaadaya siyaasiyiinta u muuqdo kuwo isku diraya dadweynaha .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here