Guddiga Senetka oo baraya mashruuca qalabka caafimadka

Gudiga khaaska caafimadka ee Senetka ayaa bilaabay baritaan ku aadan mashruuca agabka caafiamadka 38-Bilyan ee dowlada dhexe ay ka kireysay ismamaulada.
Agabka caafiamadka ayaa waxa loogu tala galay in lagu xaliyo adeegyada caafiamadka tayeysan.
Hasa ahaate waxa jiray su’aalo laisweydiinayo oo ku sabsanayd in ahabkaasi aysan shacabaka ka fa’ideysan inkasta ay ismaamulada bixinayeen 200 Milyan sanadkiiba.
Guddomiyaha guddiga Fatuma Dullo oo ah Seneterka ismamaulada Isiolo, Senterka ismamulkaBungoma Moses Wetangula, Seneterka ismaamulka Kilifi Stewart Madzayo Iyo Christopher Langat ayaa booqanaya gobolka xeebta iyada ay taasi ka mid tahay baaritanka.
Waxay sheegen in qaar ka mid ah ismamulada ya booqdeen aysan wali howlgalinin qalabkaasi caafimad.
Jimcihi ayaa guddiga waxay tageen Isbitalada Kilifi iyo Malindi si ay u xaqiijiyaan qalabka caafimadka.
Seneta Dullo ayaa waxay sheegtay in qaar ka mid ah ismaamulada ay tageen qalabka caafimadka aan wali karootnkay ku jireen laga soo saarin taasi oo dhalineysa su’aasha ah in qalabka ay dadka caawinayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here