Guddiga Waxbarashada jaamncadaha oo baaraya 118-Phd oo laga bixiyay jaamacada JKUAT

Guddiga Waxbarshada Jaamcadaha CUE ayaa baaraya 118-shaahadada Phd-da ah oo ay jaamacada Jomo Kenyatta ee JKUAT laga bixiyay todobadkii hore.
Guddomiyaha guddiga Chacha Nyaigoti Chacha ayaa sheegay inay hannanka saxda ah la raacay markii casharada la bartay, cilmi barista iyo imtixanka si loo xaqiijiyo in shahaadoyinkas ay yihiin kuwa sax ah.
Hadalka Prof Chacha ayaa imaanaya iyada oo ay soo shaac baxday in hal Profesoor uu ilaalinaye isla markana la socday 10 arday oo wax ka baranaye qaybta dhaqaalaha iyo maareynta taasi oo ka hor imaaneysa xeerka CUE oo ah in saddax kaliya uu ilaaliyo.
Waxa sido kale su’aalo laiska weydiinaya tayada warbixinada ya soo gudbiyeen ardadaasi.
CUE ayaa waxay eegi doonta sida ardada ay kaga doodeen warbixnadooda, ilaalinta koorsooyinka kala duwan iyo waxyaaba kale si ay u xaqiijiso tayada shahaadooyinka jaamacadaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here