Guddomiyaha Dalada Guddomiyasha oo sheegay in go’ankii ahaa inay qalabka dhigayaan ay ka soo laaban

Guddomiyaha ismaamulka Kakamega sidokalana ah guddomiyaha dalada gavanarada dalka Wycliffe Oparanya ayaa sheegay in guddomiyasha ismaamulada ay shaqada ka fariisanayaan isla markana aysan marnaba la laabanayn hanjabaadoodi ahayd inay shqada ka fariisanayaan.
Guddomiyaha ismamaulka Kakamega ayaa xusay in madaxda ismaamulada aysan shaqeynaynin hadii la xalin waayo kala qaybsanaanta qaybsashada dakhliga dalka.
Mr Oparanya, ayaa xusay in ismamaulada ay la daala dhacayaan bixinta mushaaradka iyo gunooyiinka shaqaalaha ismaamulada.
Waxa uu xusay in dhamaan adeegyada ismaamulada ay hakad galayaan laga bilaabo Bisha September 16, 2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here