DHAGEYSO:Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmuudg oo faahfaahiyay waxyaabaha ay ku guulaysteen

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa FaahfaahiN ka bixiyay tallaabooyinkii ay qaadeen ee ay ku Guulaysteen mudadii uu jiray Maamulka Cusub ee Galmudug iyo qorsheyaasha hada u dagsan oo ay doonayaan inay ku Talaabo qaadaan xiliyada ku soo adana.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here