Guddoomiyaha baarlamaanka soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Algeria

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Burkina faso ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Algeria kaddib warbaahinta ayuu faahfaahin ka siiyay waxyaabaha ay isla meel dhigeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here