Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo bulshada kheyr u rajeeyay.

Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug Macallin Nuur Cilmi Cabdulle ayaa ka hadlay bilashada sannadka cusub isagoo ummadda Galmudug iyo guud ahaan soomaalida uu sheegay in uu rajeeynayo in bulshada soomaaliyeed ay sannadkan ku talaabsato horumaro gaar ahaan ka maamul degmo ahaan.
Waxaa uu khadka taleefoonka ugu warramay wariyahayaga gobolka Galgaduud Cubeyd Xassan Maxamuud .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here