Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada Dadaab oo ka tacsiyeeyay geerida wasiirkii tacliinta ee Jubbaland

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee deegaanka Dadaab ismaamulka Garissa Cismaan Ibraahim Cabdi oo ku magacdheer Cismaan Afmaroor ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada , asxaabta iyo dowlad deegaanka soomaaliyeed ee Jubbaland kaddib geeridii ku timid wasiirkii waxbarashada ee maamul goboleedkaas Macalin Maxamed Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here