DHAGEYSO:Gudiga diyaarinta doorashooyinka Soomaaliya oo la kulmay qaybaha Bulshada ee Dhuusmareeb.

Kadib Markii shalay ay Magaalada Dhuusamareeb gaareen xubnaha gudiga soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Soomaaliya ayaa waxay gudigu halkaas kula kulmeen xalay qaybaha kala duwan ee bulshada ayagoo ka dhagaystay araahdooda ku aadan sharciga doorashooyinka ee ay ku howlan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here