Gudiga EACC oo sheegay inuu baarayo sarkaalada heysta laba dhalasho

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dalka EACC ayaa sheegay inuu baarayo sarkaala ka tirsan dowladda dalka oo heysta laba dhalasho..
Bayaan uu soo saaray madaxa EACC Twalib Mbarak wuxuu ku sheegay in saraakiisha dowladeed laga mamnuucay inay haystaan laba dhalasho waxaa uuna sheegay inay ka hor imaanayso dastuurka dalka u degsan.
Twalib Mbarak ayaa sheegay in gudiga uu hadda guda galay baaritaanada sarkaalada u shaqeeya dowladda oo lug la leh wadamada shisheeya
Qodobka 78 (2) ee farqadiisa dastuurka ayaa qeexaya in sarkaal dowladeed ama xubin ka mid ah ciidamada difaaca uusan heysan karin laba jinsiyaddood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here