Gudiga la socodka daawooyiinka oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta farmashiyada magaalada Garissa

Gudiga la socodka ama daba galka ku sameeya daawoyinka lagu iibiya farmashiyaalka Dalka ayaa maanta magalada Garissa waxay kulan kula yeeshay milkiilaaasha farmashiyada ku yaala magalada Garissa iyo masluuliyiin ka socday dawlada ismaamulka Garissa.
Cumar Shekh Cali o ah agaasimaha uqaabilsan gobolka Waqoyi Bari gudiga la socodka daawoyinka ayaa idaacada STAR fm faa faahin ka siiyay kulanka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here