GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR CABDIRAXMAAN CUMAR CUSMAANYARISOW OO DHAAWAC CULUS GAARAY

Gudoomiyeyaasha degmooyinka Cabdicasiis Sabaax Asad iyo Gudoomiyaha degmada Waabari Mahad Cilmi ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa.
Waxaa sidoo kale dhaawacyo Culus oo gaareen Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ,Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Basmo Caamir iyo Cabdifitaax Xalane Agaasimaha Nadaafadda.
Qaraxa aya la sheegay in uu ahaa Qof Soo Xirtay Walxaha Qarxa kaasi oo Gudaha ugalay Hoolka Shirarka ee Maamulka Gobolka Banadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here