DHAGEYSO:Gudoomiyaha qaar ka mid ah ganacsatada Dadab oo codsaday in xayiraadaha la qaado

Gudoomiyaha qaar ka mid ah ganacsatada raashiinka ee deegaanka Dadaab ayaa sheegay inay soo wajahday dhaqaala xumo ka dib markii xayiraad la saaray qaar ka mid ah magaalooyiinka dalka oo uu raashiinka ka soo gali jiray sida Nairobi.
Waxaa uuna ka codsaday dowladda inay xayiraadda qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here