DHAGEYSO:Gudoomiye ku xigeenki hore Garissa oo baaq u diray shacabka

Ku xigenkii hore gudoomiyaha ismamaulka Garissa Abdullahi Husen ayaa dadka ku nool ismaamulkaasi waxa uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan tirakoobka Dalka ka socda maalmaha ka haray sido kalena waxa uu baaq u diray dhalinta ka shaqaynaya dhanka xisaabta dadwaynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here