Gudoomiyihii Bomet oo maanta la aasi doono

Waxaa maanta lagu wadaa in la aaso gudoomiyihii Bomet Joyce Laboso kadib markii ay dhawaan u geeriyootay cudurka kansarka.
Haweenaydan ayaa aas loogu sameyn doona gurikeeda oo ku yaala Fortenan ee isamaamulka Kisumu.
Waxaana la filayaa inay ka soo qeyb galaan hogaamiyaasha ugu saraysa ee dalka.
Sido kale xildhibanaki laga soo doortay Kibra Nairobi Ken Okoth ayaa isna maanta la aasi doona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here