Hadal dhexmaray madaxweyne Trump iyo dhigiisa Ukraine oo la baahiyay

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa maanta baahiyey qoraalka wada sheekeysi taleefon oo dhex-maray madaxweynah Donald Trump iyo dhiggiisa dalka Ukraine Volodymyr Zelensky, 25-kii July.
Qoraalka ayaa xaqiijiyey in Trump uu Zelensky weydiistay inuu baaro mucaaradkiisa siyaasadeed, Joe Biden.
Go’aanka maanta lagu sii daayey qoraalka ayaa yimid maalin kadib markii dimoqraadiga ay ka faa’iideysteen eedeymahan xasaasiga ah, si ay u billaabaan baaris rasmi ah oo hoggaamin karta in Trump xilka laga xayuuibiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here