Hal qof oo kamid ah maxaabiista Kashmiir oo laga helay Covid-19

Saraakiisha caafimaadka wadanka India ayaa sheegay in maxbuus ka mid ah dadka ku jiro xabsiyada ugu weyn wadankaasi oo ku yaalo gobolka Kashmiir laga helay cudurka COVID19.
Maalinkii seddexdaad oo isku xigta wasaarada caafimaadka dalkaasi ayaa soo tabisay 60,000 oo ah kiisaska Corona virus .
Mas’uuliyiinta xabsigaasi ayaa warbaahinta u sheegay inay wadaan dadaal dheeri ah madaama 480 maxbuus oo xabsigaasi ku jirtay 102 kamid ah laga helay cudurkan.
Dhimashada la xiriirta caabuqa Corona ee dalka india ayaa sii badaneysaa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here