Hal qof oo ku dhintay shil ka dhacay wadada weyn ee Nairobi-Mombasa

Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay shil saaka ka dhacay wadada weyn ee xiriirisa magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa.
Afar qof oo kale ayaa ku dhaawacmay shilka oo u dhaxeeyay saddex baabuur.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in shilka uu ka dhacay isgoyska Machakos.
Dhaawaca ayaa la geeyay oo hadda lagu daaweynayaa isbitaalka weyn ee Machakos Level 5 Hospital.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here