Hantidhoowraha guud oo sheegay in Siyaasada ay caqabad ku noqotay xafiiskiisa

Hanti dhoorwaha guud ee xafiiska sii baneynaya Edward Ouko ayaa sheegay in kaliya uu ka shaleynayo warbixinadiisi oo aan la dhaqan galin si xafiiskiisa uu awood wayn u yeesho.
Ouko oo 8-da sano ee xafiiska joogay manata ku egtahay ayaa sheegay in caqabdaha ugu way nee xafiiskiisu ahayd warbixinada ay diyaariyaan oo uu sheegay inay u gudbeysay guddiga barlamanka u qaabislan xisaabaha oo laga doonayo inay sido kale warbixin ka soo saaraan balse waxa uu sheegay in ugu dambayn warbixinta iska lunto.
Waxa uu Ouko sheegay loo bqaahanyahya in dastuiurka wax laga badalo si loo xaqiijiyo in talaabo adag laga qaado dhamaan kuwa ku tarkri fala hantida dadweynaha, oo ay ka mid tahay in laga soo celiyo hantidii ay boobeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here