Haween kala badashey nimankooda

Arrin la yaab leh dunidan wax walba waa lagu arkaya
Biniaadamka waxa ay kala badalan karaan waxyaabo macquul gal ah sida dharka,xayawaanada,alaabta , balse dhacdo dad badan ka yaabisay ayaa ka dhacday busia ka dib markii laba haween ah ay kala badasheen nimankooda .
Kala badalashada ayaa timid ka dib markii uu khilaaf dhexmaray nimankaasi iyo xaasaskooda .
Waakana mid ka mid ah oo ka waramayaa sida ay arrintani u dhacday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here