Haweenay loo xiray maqnaanshaha ninkeeda

Ms Sarah Wairimu Kamotho, oo ah xaaska Tob Cohen, oo maalqabeen ah una dhashday dalka Holand ayaa laga qabtay gurikeeda oo ku yaala Kitisuru.
Haweenaydan ayaa waxaa ka xeeyay ciidamada dambi baarista ee DCI-da iyadoona la geeyay xabsiga Muthaiga.
Ms Sarah Wairimu ayaa lagu soo oogi doono dacwado ka dhan ah maqnaanshaha ninkeeda.
Tob Cohen oo ah nin maalqabeen ah ayaa dib gurikiisa loogu arkin 19 iyo 20-kii bishii July ee sanadkan.
Ka hor inta aan Tob Cohen la waynin waxaa uu dagaal dhexmaray isaga iyo xaaskiisa.
Laamaha ammaanka ayaa hadda baaritaan ku wada arrintani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here