Haweeneey 83 sano jir ah oo qiratay inay ka ganacsato daroogada

Haweeney 83 jir ah oo lagu helay 600 xabo oo daroogada loo yaqaano marijuana ayaa qiratay dambiga lagu helay .
Garsooraha maxkmada Nyeri oo la soo taagay haweenaydaasi ayaa ciidamada booliska ku amrtay in xabsiga lagu sii hayo ila 15-ka bishan July oo ay haweeneydaasi mar kale maxkmada ka soo hormuuqan doonto.
Dhawaan ayay ahayd markii maxkmad ku taala Nyeri ay xabsi 30 sano ah ku xukuntay haweeney lagu eedeeyay dhoofinta iyo ka gancsiga daroogada mamnuuca ah.
Laba bilood gudahooda ah ayaa dowlad deegaanka Nyeri lagu qabtay dad lagu eedeeyay inay ka gancsadaan maandooriyaha halista ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here