Haweeney kufsi iyo dil la isugu daray ismaamulka Bungoma

Ciidamada booliska Webuye ee dowlad deegaanka Bungoma ayaa baaraya kiis ku aadan hweenay kufsi loo gaystay sido kalena la gubay.
Dadka deegaanka ayaa arkay meydka haweeneeyda oo 60 sano jir ah waxaa ayna sheegeen in xiligii dadka ugu war dambaysay ay aadey beer ay lahayd.

Meydka haweeneydan ayaa la geeyay xarunta meydadka la dhigo ee isbitaalka Webuye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here