Hay’adda Oxfam oo sheegtay in kala bar hal bilyan oo qof uu cudurka Covid-19 sabool ka dhigi karo

Hay’adda gargaarka ee Oxfam ayaa ka digtay in cudurka Coronavirus ee Covid-19 uu nus bilyan oo qof ku sababi karo inay sabool noqdaan.
Hay’adda ayaa intaa ku dartay in cudurkan sii fidaya uu saameyn ballaaran ku yeeshay dhaqaalaha wadamada caalamka.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo guud ahaan caalamka in ka badan 83,000 oo qof ay ilaa iyo hadda u dhinteen xanuunka saameynta ba’an ay ka dhalatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here