Hay’adda Simba Foundation oo 200 qoys cuna siin doonta mudda 5 bilood ah

Laba boqol oo qoys oo ku nool xaafadaha Mathare iyo Korogocho nayaa la filaya inay ka fa’iideystaan cuna qaybin mudda shan bilood ah.
Hay’aada Simba foundation ayaa ku deeqeysa iyadao oo sheegtay inay doonayaan in dadkaasi aysan dareemin saamanyta xanuunka COVID-19.
Mareeyaha barnaamijka Emannuel Oduor ayaa sheegay inay bilabeen bishii June oo ay quudiyeen 200 oo qoys, waxaana xiligaasi la siinayay qoysaska cuna ay quudan karaan laba todobaad. Sida burka, booshada, galeyda, saliida, sokorta iyo saabunta.
Waxaa uu ugu yeeray hay’adaha kale inay iskaashadaan oo ay caawiyaan dadka aan awoodin inay cuna soo iibsadaan wakhtigan la dareemayo saamaynta xanuunka COVID-19.
Hay’adda ayaa sheegtay in barnaamijkan wadi doonnaan mudda shan blood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here