Heshiis laga gaaray in ciidamada Maraykanka ay ka baxaan Ciraaq

Wakaallada wararka ee INA ayaa ku warramaysa in dowladaha Ciraaq iyo Maraykanka ay sheegeen inay ka go’an tahay sido kalena ku heshiiyeen in ciidamada xukuumada Washington laga saaro gudaha Ciraaq.
Sida laga soo xigtay ra’iisul wasaaraha Ciraaq Mustafa Al-Kadhimi laguma heshiin waqtiga rasmiga ee qorshahan la dhaqan gelinaya.
Horraantii sannadkan ayay ahayd markii baarlamaanka dalkaas uu u codeeyay in dhammaan ciidamada shisheeye gudaha wadankaas laga saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here