Hilary Barchok oo loo dhaariyay Guddomiyaha ismamulka Bomet

Hillary Barchok ayaa loo dhaariyay xilka guddomiyaha saddexad ee ismamulka Bomet, ka dib geeridii ku timid todobadkii tagay Dr.Joyce Laboso oo guddomiya ahayd.
Dr Barchok waxa uu noqonaya guddomiyaha seddaxaad ka dib Joce Laboso iyo guddomiyihii ugu horeeyay Isaac Ruto.
Madaxweyna Ku xigenka dalka William Ruto ayaa ka mid aha saraakiisha sar sare ee xaflada dhaarinta Mr.Barchok oo ka dhaceyso magalada Sotik ka soo qayb galay.
Waa kuwan qaar ka mid ah xubnaha wakiilada golaha barlamanka hoose ee Ismaamulka Bomet.

Dr Barchok waxyaabaha ugu wayn ee hor yaala waxa ka mid ah inuu si dhamaystiro howlaha shaqo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here