Hogaamiyaasha caalamka oo diirada saaraya baahida loo qabo ganacsiga

20 hogaamiye ayaa si cad u xaqiijiyay baahida loo qabo siyaasad ganacsi oo lacag la’aan, caddaalad iyo mid aan kala sooc lahayn ku dhisan kadib markii ay ku kulmeen shirka G20.
Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in dhaqaalaha caalmka uu wali la kulmayo khatar kaga imaanaysa xiisadaha siyaasadeed ee sii kordhayaa .
Hoggaamiyeyaasha G20 waxay ku heshiiyeen baahida loo qabo in sare loo qaado dhaqaalaha caalamka.
Dhinaca kale madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu la kulmo hogaamiyaasha kuuriyadda waqooyi iyo koonfureed si ay uga wada hadlaan arrimo dhowr ah.
Marar badan oo ay kulkmeen madaxweyne Trump iyo hohgaamiye Kim Jong Un ayaa kulankoodu noqon mid mira dhal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here