Hogaamiyaasha caalamka oo xabad joojin ugu baaqay Armenia iyo Azerbejian

Hogaamiyaasha dalalka Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa France’s Emmanuel Macron ayaa ugu baaqay wadamada dagaalamaya Armenia iyo Azerbejian inay xabad joojin ku heshiyeen.
Madaxdan ayaa ugu baaqay dalalkaas inay sida ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan dagaalka.
Maalmahan dhan ayay ahayd markii dagaal xoogan uu dhex maray dalalkaas soo koraya .
Waxaana dagaalka dhexmaray ku dhimatay in ka badan 100 qof

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here