Hoggaamiyaha dalka iyo madaxweynihii hore ee Nigeria oo wada hadlay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa hoggaamiyihii hore ee wadanka Nigeria Olusegun Obasanjo ku qaabilay madaxtooyada.
Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay dani ugu jirto gobolka.
Mr. Kenyatta iyo Mr. Obasanjo ayaa si gaar ah u eegay xasiloonida iyo nabadgalyada qaaradda Afrika , isdhexgalka iyo horumarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here