Hooyada barasaabka ismaamulka Kisumu oo maanta geeriyootay

Guddoomiyaha ismaamulka Kisumu Anyang ‘Nyong’o ayaa hooyadiisa waxaa ay duhurnimadii maanta ku geeriyootay gurikiisa oo ku yaala Nairobi.
Mas’uulkan ayaa hooyadiisa waxaa lagu magacaabi jiray Mrs Dorcas Owino waxaa ayna ku dhimatay da’da 98 sano jir.
Wali faah faahin lagama bixin sababtii keentay dhimashada Mrs Dorcas Owino oo ah hooyada barasaabka Kisumu.
Dhimashada Mrs Dorcas Owino ayaa waxaa xaqiijiyay agaasimaha saxaafadda gudoomiyaha Kisumu iyo qoyskiisaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here