Howlgal amni oo laga sameeyay degmada Guriceel

Howlgal amniga lagu sugayay ayaa xalay ciidamada booliiska iyo kuwa nabad sugidda dowladda federaalka soomaaliya waxay ka sameeyeen degmada guriceel ee gobolka Galgaduud .
Saraakiisha oo roondo ku marayay xaafadaha magaalada ay ka kooban tahay ayaa baarayay gaadiidka magaalada iyagoo baabuurta ka fiiqayay bacaha madoow ee lagu dhajiyo gaadiidka .
Taliyaha ciidamada booliiska degmada Guriceel Sakariye Cabdi gorod ayaa idaacadda star fm uga warramay howlgalka ay sameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here