Howlgallo Baaritaano Ah Oo Xalay Laga Sameeyay Degmada Shibis Ee Gobalka Banaadir.

132

Ciidamada Booliska Soomaaliya Ayaa Xalay Waxaa Ay Baaritaano Ka Sameeyeen Xaafado Ka Tirsan Degmada Shibis Ee Gobalka Banaadir.

Baaritaanka Ay Sameeyeen Ciidamada  Booliska Ayaa Waxaa Lagu Soo Qabtay Dhalin Yaro Aad U Fara Badan ,Kuwaasi Oo Qaarkood Ay Ka Xeysteen Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Goobjoogayaal Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Ciidamada Ay Baaritaano Ku Sameynayeen Gaadiidka Noocyadiisa Kala Duwan, Kuwaasi Oo Ka Howlgala Degmada Shibis Iyo Degmooyinka Kale Ee Gobolka Banaadir,Waxaana Sidoo Kale Baaritaanka Uu Ahaa Mid Guri Guri Lagu Baarayey.

Ciidamada Booliska Soomaaliya Ayaa Mudooyinkii Dambe Waxaa Ay Baaritaano Ka Sameynayeen Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Gobalka Banaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here