Hungary oo kordhinaysa xayiraadda qaran

Dowladda dalka Hungary ayaa lagu soo warramayaa inay kordhinayso xayiraadda qaran ee horay loogu soo rogay wadankaas.
Laga billaabo maalinka sabtida, mudadii la shaaciyay ayaa lagu kordhinaya hal toddobaad.
Madaxa shaqaalaha xafiiska ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orban, Gergely Gulyas ayaa sidatan ka sheegay shir jaraaid oo uu qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here