Idaacada Star Fm oo loo aqoonsaday inay tahay idaacada ugu wanaagsan ee ku hadasha afka Soomaaliga

Idaacada Star Fm ayaa ku guulaystay abaalmarinta KUZA kadib markii uu shaaciyay maamulka isgaarsiinta ee dalka .
Guushan aynu gaarnay waxaan uga mahadcelinayna dhagaystayaasha inagu xiran oona inaga dhigay warbaahinta ugu wanaagsan eek u hadasha afka Soomalaiga.
Gobolka waqooyi bari ayaa ah gobolka loogu dhagaysi badan yahay idaacada Star Fm
Dhagsyte guusheena waa guushaada mar walba inagu xirnaaw si aan idin kugu soo gudbino wax walba oo ay naftaadu raali ka tahay.
Warbixin ku saabsan guusha ay gaartay warbaahinta Star waan idin la wadaagi doona Insha allah
Mar kale waan idin mahadcelinayna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here