Iibka xoolaha Garissa oo hoos u dhacay

Waxaa uu hoos u dhac ku yimid iibka xoolaha ee Garissa waxaana loo sababeynaya abaarta daran eek a jirta gobolka waqooyi bari ee dalka.
Qodobkan waxaa warbixin nooga soo diyaariyay wariyaheen Garissa Abdisamad Muxumad Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here