Iiran oo ay doorasho ka dhacaysa

Shacabka dalka Iiraan ayaa ka qayb galaya wareegga labaad ee codeynta baarlamaanka.
Waxay doorashada ka dhacaysaa ilaa 10 deegaan baarlamaneed.
Dadka ayaa codkooda ka dhiibanaya ilaa 3,100 oo ah goobaha codbixinta waxaana la doonaya in la buuxiyo 10 kuraas oo baarlamaanka wadankaas ka bannaan.
Doorashada ayaa bilooyin dib dhacday fayraska corona awgii.
Wareegii koowaad ee codeynta ayaa la qabtay bishii labaad ee sannadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here