Imaamyada masaajidda xaafadda islii oo tababar loo qabtay

Waxaa maanta xaafada islii ee deegaanka Kamukunji, magaaladatani Nairobi lagu qabtay tababar ku aaddan cudurka covid-19 oo lagu wacyigelinayay imaamyada si ay bulshada ugu sii baraarujiyaan.
Tababarkan waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay guddiga muslimiinta ee qaabilsan arrimaha covid-19 iyo ururka ganacsatada xaafadda islii .
Mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha ganacsatada Islii Ibraahim Xuseen iyo mid ka mid ah imaamyada tababarka qaatay ayaa idaacadda Star FM u warramay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here