Imaraadka oo laga xaqiijiyay 614 oo ah kiisaska Covid-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka isku tagga imaraadka carabta ayaa xaqiijisay xaalado dheeraad oo ah kuwa cudurka COVID-19 oo dhan 614 .
Waxaa sido kale cudurka ka caafimaaday 639 qof oo kale in kastoo 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay gudaha UAE-da aan wax dhimasho oo hor leh laga soo tabin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here