IMF oo lacago ugu deeqday Burkina Faso iyo Niger

Guddiga fulinta ee hay’adda lacagaha adduunka ee IMF ayaa ansaxiyay dhaqaale loogu deeqayo dalalka Burkina Faso iyo Niger.
IMF aayaa bayaan ay galinkii dambe ee shalay soo saartay ku sheegtay inay meel marisay bixinta $115 milyan oo doolar oo la siinaya Burkina Faso iyo $114 milyan oo dollar oo loogu talagalay Niger.
Lacagtan ayaa wadamadan ka caawin doonto inay maareeyaan kiisaska cudurka safmarka ah ee COVID-19 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here