DHAGEYSO:In ka badan 100 arday ah oo baratay farsamada gacanta oo ka fa’iidastay mashruuca Boresha Mandera

In ka badan 100 arday ah oo baratay farsamada gacanta ismaamulka mandera ayaa ka faa’idaysatay mashruuca Boresha.
Faah faahinta warkan waxaa Mandera inooga soo dirtay wariyaheena Lafagari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here