in ka badan 100 qof oo manata dalka laga helay COVID 19

Wasaaradda Caafimaadka caafimaadka ee dalka oo sida caadada u ahayd galabta ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay Kenya ee COVID-19 ayaa sheegtay in dalka laga diiwangaliyay kiisas dhan 195, taas oo kiisaska guud inta uu fyruska ku dhacay ka dhigaysa 45,076.
227 qof oo dheeraad ah ayaa ka caafimaaday xanuunka taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 32,084 halka 7 ruux oo hor leh ay u dhinteen Corona Virus dhimashada guud waxay maraysa 839.
Wasiirka wasaarada caafimaadka e dalka Muathi Kagwe ayaa sheegay in 39 bukaan ay kujiraan qaybta daryeelka degdega ah iyadoo ay qaarkooda qaadanayaan neef caawiyaha e Oxygenka loo yaqaano.
ismamaulada laga helay kiisaska maanta
Nairobi 99, Busia 18, Uasin Gishu 17, Meru 14, Mombasa 10, Kiambu 10, Murang’a 8, Nakuru 7, Kajiado 3, Kisumu 2, Machakos 2, Bungoma 1, Wajir 1, Kitui 1, Nyandarua 1 and Nandi 1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here