In ka Badan 100-Sarkaal oo ka tirsan Waaxda DCI oo laisku shandheeyay

In ka badan 100 sarkaal oo ka tirsan waaxda dembi barista DCI ayaa la wareejiyay.
Aggasimaha DCI George Kinoti waxa uu sheegay in 126-da sarkaal laga doonayo inay xafiisyadooda cusub tagaan 1-da July.

Dhinaca wasaarada arrimaha gudaha xoghayaha wasaarada Karanja Kibicho ayaa shaaciyay in sido kale laisku shandheeyay 70- guddomiya ku xigeenada dowlada dhexe u qaabilsan amanaka ah iyada oo ay ka qayb ka tahay taasi habayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here