In ka badan 1000 qof oo hal maalin covid-19 ugu dhimatay Brazil

Gravediggers carry a coffin during a collective burial of people that have passed away due to the coronavirus disease (COVID-19), at the Parque Taruma cemetery in Manaus, Brazil April 28, 2020. Picture taken April 28, 2020. REUTERS/Bruno Kelly

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay la diiwaangeliyay dhimasho dhan 1,086.
Tan ayaa tirada dadka ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas ugu dhintay cudurka covid-19 ka dhigaysa ugu yaraan 25,000 qof.
Sido kale waxaa halkaas laga soo tabiyay xaalado cusub oo ah 20,599 waxayna hadda tirada guud ee kiisaska coronavirus ee Brazil gaareen 411,821.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here