In ka badan 113 qof oo ku dhintay India kaddib daadad saameeyay

In this Thursday, Aug. 16, 2018 photo, an elderly woman is evacuated towards safer area in Thrissur, in the southern Indian state of Kerala. Rescuers used helicopters and boats on Friday to evacuate thousands of people stranded on their rooftops following unprecedented flooding in the southern Indian state of Kerala that left more than 100 dead. (AP Photo)

Ugu yaraan 113 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dalka India oo ay roobab xooggan ka da’een kaddibna ay fatahaado ka dhasheen.
Dhacdooyinkan ayaa laga soo tabiyay gobolada Uttar Pradesh iyo Bihar.
Maamulada wadankaasi ayaa sheegaya ayaa sheegaya in saameyntan ay jirtay saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here