In ka badan 140 muhaajiriin ah oo ay doon kula degtay Senegal

Hay’adda caalamiga ee socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 140 qof oo tahriibayaal ah ay doon kula degtay xeebaha dalka Senegal.
Dhibaatadan ayay IOM ku tilmaantay midii ugu weynayd ee dhanka socdaalka sannadkan gudihiisa.
Doonta oo sidday ilaa 200 oo rakaab ah ayuu dab qabsaday ka hor inta aysan dadka saarnaa la degin saacado un kaddib markii ay ka soo dhaqaaqday magaalada Mbour oo 100 kiilomitir dhanka koonfureed kaga beegan caasimadda Senegal ee Dakar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here