In ka badan 20 qof oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Suuriya

Hay’ad dusha kala socoto arrimaha baniaadanimo ee dalka Suuriya ayaa sheegtay in duqeymo dhinaca cirka ah oo laga gaystay wadankaas ay ku dhinteen ugu yaraan 20 qof.
Weerarkan ayaa lala eegtay xero ku taalla waqooyiga galbeed ee Suuriya oo ay gacanta ku hayaan fallaagada dowladda Turkiga lagu eedeyo inay taageerto.
Waxaa duqeymaha fuliyay ciidamada Ruushka based Syrian Observatory for Human Rights put the death toll sida laga soo xigtay hay’adda SOHR.
Waxaa jiro warar kale oo sheegaya in dhimashada falkan ka dhalatay ay tahay 34 qof tiro kalena ay dhaawacmeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here